Waare oo Dhagax Dhig sameeyay iyo Jaamacad lagu wareejiyay Dowlada (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa  Magaalada Beledweyne ka dhagaxdhigay Sedex iskuul oo muhiim u ah Tacliinta Guud ahaan Hirshabelle waxaana dhagax dhiga goob joog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre iyo xildhibaanada labada Aqal ee ka Soo jeeda Deegaanka. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta … Continue reading Waare oo Dhagax Dhig sameeyay iyo Jaamacad lagu wareejiyay Dowlada (Sawirro)